apk.dog
Los mejores juegos para Android

Hola, allí puedes descargar el archivo APK de juegos "Daariz Somali" Para Android gratis, la versión del archivo apk es 1.21 para descargar en su dispositivo Android, simplemente haga clic en este botón. Es fácil y con garantía. Solo proporcionamos archivos apk originales. Si algún material de esta web viola sus derechos, infórmenos, por favor

Capturas de pantalla para Daariz Somali
  • Dariz somalí
  • Dariz somalí
  • Dariz somalí
  • Dariz somalí
  • Dariz somalí
  • Dariz somalí
  • Dariz somalí
  • Dariz somalí
Descripción para Daariz Somali

Daariz waa barnaamij xiiso leh, bilaash ah oo si fudud kaaga caawinaya barashada akhriska iyo qoraalka Af-Soomaaliga goobkasta iyo goorkasta oo aad joogto.

Akhriska Af-Soomaaligu waxa uu lama-huraan u yahay waxbarashada, shaqada, xidhiidhka ehelka, adeegyada tignoolajiyadda cusub sida Zaad ama E-dahab iyo adeegsiga baraha bulshada oo ah waaga cusub ee wada-xidhiidhka iyo xog-helidda wakhtigan casriga ah.

Haddii aad tahay qof hadda bilaw ah iyo haddii aad aqoon kooban u leedahay afka Soomaaliga oo aad rabto in aad kordhisato, barnaamijka Daariz waa habka ugu habboon ee aad si dhakhso ah ugu baran karto Af-Soomaaliga.

Haddaba si aad u bilawdo geeddiga aad akhriska ku baranayso ama aad cid kale ku barayso, la soo deg barnaamijka Daariz. Waxa aad ka heli doontaa boqollaal cashar iyo laylisyo. Waxa intaa kuu dheer, sheekooyin kala geddisan oo aad dhammaantood heli karto adiga oo aan wax khad (Internet) ah u baahan. Taasi cera ay kuu suuragelinaysaa en aad goob kasta iyo goorkasta cera ku baran karto.

Waxbarashadu waa en ay noqotaa mid uu ardaygu xiiseeyo. Sidaasi darteed, mar kasta oo aad cutub ama cashar dhammeyso, waxa aad ku guuleysan doontaa neefaf geel ah (oo daruuraha kuugu xareysan!). Waxa aad kula tartami kartaa saaxiibbadaa adiga oo tirsanaya inta halaad ee aad ku guuleystay muddadii aad Daariz wax ka baranaysay.

Waxa aannu Daariz kusoo kordhin doonnaa barnaamijyo qofka akhriska bartaa ka heli doono waxbarashada dugsiyada oo la soo koobay iyada oo loogu talogalay dadkii aan fursad u helin in ay dugsiyol galaan. Barnaamijyadan oo bilaash ahi waxa ay suuragelinayaan in qofkii dedaal la yimaaddaa uu imtixaan u fadhiisto oo qaato shahaadadaha waxbarashada.

Haddii aad ka heshay barnaamijkan, fadlan xiddigaha qiimaynta shan na sii!

Historial de versiones Daariz Somali
Nuevo en Daariz Somali 1.21
Hemos agregado una tercera parte que es la Biblioteca Daariz. Esta sección contiene 60 historias. Agregaremos libros y artículos con regularidad, así que estad atentos.
Por favor califica esta aplicación
Información
Otras versiones del archivo APK Daariz Somali para Android
Apps más populares para Android aplicaciones para Android